Xarig loo geestay Samar Badawi oo Xiisad ka dhax abuurtay Sacuudiga iyo Canada

Boqortooyada Sacuudi Carabiya  ayaa shaaca ka qaaday in dalka Canada kala soo baxeyso safiirkooda u fadhiyay dalkaasi halka sidoo kale dalkooda ka eryayaan safiirka Canada u fadhiya . Sacuudiga ayaa sidoo kale sheegtay in gabi ahaan joojineyso dhammaan ganacsigii iyo maalgalintii cusbayd ee kala dhaxaysay dalka Canada, waxa ayna arintan jawaab u tahay baaq kasoo yeeray … Continue reading Xarig loo geestay Samar Badawi oo Xiisad ka dhax abuurtay Sacuudiga iyo Canada